Maalmo ka hor, Sono Motors, oo ah shirkad bilow ah oo laga leeyahay dalka Jarmalka, ayaa si rasmi ah u shaacisay in baabuurkeeda ku shaqeeya korontada ee Sono Sion uu gaaray 20,000 oo dalab ah. Waxaa lagu soo waramayaa in gaariga cusub la filayo inuu si rasmi ah u bilaabo wax soo saarka qeybtii labaad ee 2023, iyada oo lacag boos celin ah 2,000 euros (abo...
Sii akhri